Madaxweyne Erdogan oo furay Masaajid ka mid ah kuwa ugu waaweyn Yurub (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa maanta magaalada Cologne ee dalka Jarmalka ka furay mid ka mid ah masaajidada ugu weyn qaaradda yurub. Furitaanka masaajidkan ayaa ka danbeysay kadib marki uu madaxweyne Erdogan ku tagay Jarmalka booqasho muran badan ka dhex-dhalisay gudaha Jarmalka, markii ay soo baxeen kumanaan ruux oo mudaaharaadayaal ah oo qaarna ay kasoo horjeedaan … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo furay Masaajid ka mid ah kuwa ugu waaweyn Yurub (Daawo Sawirro)